visitprofit

Use the link below to generate traffic and earn money 1$ for every unique visitor that clicks your link.
Good places to start posting your link are social websites like Facebook, Twitter, Google+, Youtube, forums, chat rooms, blogs, etc.

http://visitprofit.com/?ref=160666

Advertisements

DAAWO LAYABKA DUNIDA:-Nin Xoogisa Ku Tijaabiyey Dhagtiisa kuna Jiidey Baabur Aad Uweyn (Daawo Video)

Nin u dhashay wadanka Georgia oo ka mid ahaa dalweynihii midowga Soofiyeeti ee burburray (USSR), ayaa saxaafada caalamka si weyn u hadal haysaa ka dib markii isagoo adeegsanaya dhagtiisa uu jiiday baabuur 8 ton ah iyo waliba diyaarad Helicopter ah.
Ninkan oo lagu magacaabo Lasha Pataraya oo ah beeraley murqo waa weyn leh ayaa laga baahiyey Telefishinada caalamka isagoo xarig dhagta uga xiran ku jiidaya baabuur weyn oo culeyskiisu yahay 8 ton, dhirirkiisuna yahay 21.5 meters.Image

Lasha ayaa arintan ku soo bandigay meel fagaare ah oo ay isagu soo baxeen dad aad u fara badan, waxaana muuqaalka video-ga laga duubayey laga baahiyey Telefishinka wadanka Georgia, isagoo sheegay in uu haatan sugayo in uu ka helo jawaab maamulka buuga lagu qoro waxyaabaha la yaabka leh ee dunida ka dhaca ee Guinness Book of Records.
Ninkan oo ku nool magaalada Rustavi,ee ku taal wadanka Georgia ayaa wareysi uu bixiyey markii uu dhameeyey arintan la yaabka leh wuxuu yiri
“Tan waxaan uga dan leeyahay si aan u jabiyo rirkoorkii aan horey u dhigay ee ahaa 7,850 Kiilo, waayo maanta waxaan dhagteyda ku jiiday 8 tan iyo bar baabuur ah”

sugow khalif aden

sugow2010@hotmail.com

 

 

.

 

 

qarax ka dhacay xerada ifo camp

Image

qarax ka dhacay xerada qaxotiga IFO1

qarax aya waxa u kadhacay xerada IFO ee kamid dadaab region, lama oga qasaaraha dhabta ah ee so gaare dadka rayid ah

mar aan qadka telephone kula xiriray dad ku dhaqaan xeradaasi aay shegaye in cidamada amanka aay fureen rasas xogan

wixi war ee ka soogordho kala soco http://www.dadaab.99k.org

journalist name:sugow khalif aden

sugow2010@hotmail.com